• Call Us+(252) 63 8702047
  • Login

Orienation Week Intake 2025 / 2025


???? Usbuuca Soo Dhawaynta Ardayda Cusub ee Jaamacadda Qudus!
Waxaan si diirran u soo dhaweynaynaa ardayda cusub ee ku biiraysa Jaamacadda Qudus sanadkan cusub ee waxbarasho! ????
Ku soo biir Usbuuca Soo Dhawaynta Ardayda Cusub (Orientation Week) si aad u:
✅ Barato kulliyaddaada iyo macallimiinta
✅ Fahamto nidaamka waxbarashada iyo qawaaniinta jaamacadda
✅ Ogaato adeegyada iyo fursadaha ardayda
✅ Isu diyaariso safarkaaga guusha ee Jaamacadda Qudus
????️ Taariikh: Laga bilaabo 18-ka ilaa 22-ka Oktoobar 2025
???? Goobta: Jaamacadda Qudus, Laascaanood Campus
????‍???? Student Portal: portal.qudusuniversity.com
???? “Safarkaagu ee guusha wuxuu bilaabmay maanta!”